Shirweynaha sanadlaha ah ee Bankiyada dalka oo ka furmay Muqdisho.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah maanta Magaalada Muqdisho uga daahfuray shirwaynaha sanadlaha ah ee SBFC 2024ka iyagoo madaxda ugu saraysa bangiyada dalka iyo maaliyada ay kulankan goob joog ahaayeen.

Ka qayb galayaasha ayaa waxaa loo diyaariyay fursado muhiim ah oo ay isku dhaafsan karaan fikrado cusub hal abuurnimo iyo hogaamin heer sare ah.

Shirka oo diirada saaraya kobcinta iyo mustaqbalka Maaliyadeed ee dalka ayaa la filayaa in uu noqdo mid muhiim ah oo hogaamin doono dib u habeenta maaliyaded ee Soomaaliya iyo caalamka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa