Sare u kac ku yimid qiimaha xoolaha gobolka shabeellaha dhaxe

0
137

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Suuqa weyn ee lagu iibiyo xoolaha nool Deegaanka Biyo-Cade oo kamid deegaanada Hoos yimaada maamulka Hirshabeele ayaa laga dareemayaa sare u kac dhinaca qiimaha lagu kala iibsanayo Xoolaha nool.

Sare u kaca xoolaha nool ayaa waxaa sababay abaaraha kajira dalka taasi oo inta badan baa’ibiyay xoolihii lagu dhaqi jiray miyiga.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya