Sara u kac ku yimid qiimaha shidaalka Suuqyada Magaalada Baladweyne.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada iibisa Shidaalka Suuqyada Magaalada Baladweyne ayaa saameyn kala kulmay sara u kac ku yimid qiimihii ay kusoo iibsa jireen shidaalka sababa la xiriira badxireenka.

Fuustada Shidaalka ayaa markii hore ganasatada laga soo siin jiray 180 dollar halka hada laga siiyo 190 dollar.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya