Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Talaalku waa habka ugu waxtarka badan ee ka hortagga caabuqyada sida dabeysha, Jadeecada, iyo cuduro kale.
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Dhoobley ayaa bulshada ku booriyay qaadashada taalalka si looga hortago cudurada halista ah.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya