Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo taleefoonnada casriga Suuqyada Baladweyne.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada lagu iibiyo agabka eleketarooniga ee Magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa sara u kac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo Moobeelada casriga gaar ahaan Samsung-ka.

Moobeelada Sara u kaca ku yimid waxaa kamid ah noocyada kala duwan ee Samsung A15 , A14 iyo A55 waxaana sababay go’itaanka uu ka go’ay Suuqa iyo doonistiisa oo badatay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa