Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer oo xariga laga jaray Masaajid laba dabaq ah.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Cabdullaahi Ibraahim, guddoomiye ku xigeenka degmada Burco Mukhtar Cabdi Maxamuud iyo culumaaudiin ayaa si wada jir ah xariga uga jaray masaajidka Afgooye oo loo dhisay qaab casri ah islamarkana ka kooban laba dabaq.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya