Nigeria oo lagu soo gaba gabeeyay shirka dib u dajinta qaxootiga caalamka.

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Lagos ee dalka Nigeria, waxaa shalay lagu soo gababeeyey shir lagaga hadlayey sidii dib u dejin loogu sameyn lahaa dadka ku barakacay gudaha dalalkooda.

Shirkadda Hormood Salaam Foundation, oo dhawaan ballan qaadday inay bixin doonto dhul la dejiyo dadka ku barakacay agagaarka magaalada Muqdisho ayaa shirka qeyb ka ahayd.