Maamulka Degmada Cadaado oo soo saaray amarro dhulalka la xiriira.

0
81

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Cadaado Faarax Diiriye iyo Ku xigeenkiisa Cabdixakiin (Shilin) ayaa kawarbixyey kormeer mas’uuliyiinta Degmadu ku sameeyeen dhul dan guud ah oo laga asteeyey dhinaca bari ee Magaalada Dhanka kale masuuliyiintan ayaa bulshada Cadaado la wadaagay amarro ku aaddan hannaanka la doonayo in lagu deegaamaysto dhulalka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa