Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso oo kaashaaneeysa bulshada Magaaladaasi ayaa Xaafadda Biyo Kulule ka sameeysay olole lagu furayo wadooyinka yaalay dhagaxaanta, Ololahaan ayaa qeyb ka ah dadaalada lagu soo celinayo bilicda Magaalada Boosaaso
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya