Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Qaam-Qaam waa mid ka mid ah Deegaanada dhaca danka waqooyi ee Magaalada kismaayo,waana deegaan uu illaahay ku manneystay Wabi iyo Beero waxayana bulshada intooda badan ay yihiin Beeralay.
Waxbarshada Deegaanka ayaa mid wanaagsan madaama ay Deegaanka ay ka jirta goob Waxbarsho ay bulshada Deegaanka ay wax ka bartaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya