Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Jubbaland ayaa sheegay in hadda kadib aysan ogolaasho siin doonin ganacsatada iibisa shidaalka ilaa ay soo maraan Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka isagoona ka dhawaajiyay halista uu leeyahay dabka ka kacaya Magaalada Kismaayo kaasi oo geysanaya Saameyn aad u weyn.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya