Hogaanka Dhalinyarada Degmada Jawiil oo codsaday in loo qalabeeyo xafiiskii ay ku shaqeyn lahayeen.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiayaha Ururka Dhallinyarada Degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan oo u waramay Warbaahinta ayaa codsday in ururka laga caawiyo qalabeeynta xafiis ay ku shaqeeyaan.

Waxyaabaha ay u baahanyihiin in laga caawiyo ayaa waxaa kamid ah Kombiyuutarro lagu keeydiyo xogta ,Soollar la isticmaallo xiliyada ay maqantahay korantada iyo waxyaaba kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa