Haween fursado shaqo ka helay goobaha qurxinta Baladweyne

0
115

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magalada Baladweyne ayaa waxaa ku soo badanayo gobaha lagu quruxiyo Haweenka Gobahaan ayaa waxaa fursado shaqo ka helay gabdho badan oo horay shaqo la’aan u ahaa.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa