Gudoomiyaha Deegaanka Dag-alama oo Radio Sanguuni uga waramay Abaarta iyo Biyo la’aanta ka jirta Degaankaasi.

0
179

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Deegaanka Dag-alama ee Gobolka Jubada Hoose Bishaar Sheekh Ibraahim ayaa kawarbixiyay xaalada abaaraha iyo biyo lan’anta kajirta Dag-alama iyo deegaanada ku xeeran.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa