Dhaqaatiirta Kismaayo oo ka digay halista Caafimaad daro ee ka dhalan karta isticmaalka Taanbuuga

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Geeska Africa Waxaa aad u soo badanaya Dadka Isticmala Tanbuuga Ama Tuwakada Waaxana Isticmalaka Balwadaan uu halis Ku yahay Cafimaadka Dadkaas Soomaaliya ayaa Ka mid ah meelaha Laga Istimcaalo Taanbuuga Oo Laga Dhaxlo Cuduro Badan Dr Awes Xasan Buule Oo ah Maamulaha Xaruunta Ilkaha Ee Qosol Bile ayaa Dhalinyarada Somaliyeed Kaga Digay Qatarta uu u leyahay Dhanka Cafimaadka is Ticmaalka Taanbuuga.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya