Dhaqaatiirta Dhoobley oo kawarbixiyay saameynta qaliimada Haweenka xiliga Dhalmada.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hooyada ayaa wajahda marxalado kala duwan xilliga dhalmada taasi oo mararka qaar sabab u noqonaysa in ay gasho qaliin si loo kala badbaadiyo hooyada iyo ubadka ay caloosha ku sido.

Qaliimada lagu sameeyo haweenka xilliga dhalmada ayaa sameen ku reebi kartaa hooyada.

Qaar kamid ah Haweenka la kulmay caqabadahaasi xiliga dhalmada ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ayaa iiga warbixiyay saamaynanada ay ka dhaxleen.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya