Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Daradda.
Waxaana lagama marmaan ah in bulsho kasto oo meel kuwada nool ay ahmiyada gooni ah siiyaan nadaafada Deegankooda si ay u wanaagsanaato bilicda Deegaanka.
Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ayaa loogu baaqay inay ka shaqeeyaan Horumarinta Bilicda Degmada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa