Barakacayaasha Galbeedka Kismaayo oo kawaramay baahiyaha la soo darsay.

0
48
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku nool Deegaanada dhaca dhinac Galbeed ee Magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo wajahaday dafuuro dhinac nolasha , waxayna u baahan yihiin aadeegyada aas-aasiga u ah nolasha iyo in lagu caawiyo qutul-duuriga nolasha.
Qaar ka mid ha Haweenka ku nool Deegnada galbeed ee Degmada Kismaayo ayaa waxay Dowladda iyo hay’adaha ka codsadeen in lagu caawiyo adeegyada aas-aasiga u ah Nolasha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya