Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo Dowlada Soamaaliya ay ku dhawaaqday in la joojinayi isticmaalka iyo ka ganacsiga bacda nuucayadeeda kala duwan ayaa dadka shacabka ah ee ku nool Magaalada Caabudwaaq gobolka Galgaduud Dowlada ku taageereen tallaabada lagu joojinayo isticmaalka Bacda.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya