Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xaflad lagu caleema-saarayay Guddoomiyaha Sportska Gobolka Gedo Cabdullaahi Cabdiqaddir ayaa waxaa ay ka dhacday Degamda Baladxaawo ee Gobolka Gedo.
waxaana ka qeyb galay Munaasabada Gudoomiyah Arimaha bulushada , Guddoomiyaha dhalinyarada degamada , gudoomiyaha Sportska degmada Luuq, macalimiin, dhalinyarada ciyaartooyada yo masuuliyiin kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya