Guddiga gurmadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo kulan la qaatay hay’adaha ka shaqeeya Gargaarka

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha gurmadka fatahaada wabiga Shabeelle ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle ee dhawaan uu u magacaabay Madaxwayneha Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) Guddoomiyaha gurmadka fatahaada wabiga Shabeelle ahna Wasiirka Wasarada gar gaarka maaraynta masiibooyinka xukumada Hirshabeelle Caasho Khaaliif ayaana shir gudoomisay kulanka ay la yeelanayeen hay’adaha ka shaqeeya arimaha gargaarka.

Kulanka ayaa intoo badan looga hadlayay ugurmad shada dadka uu baraciyay wabiga shabeelle ee sameeyay fatahaada, kulan dheer oo kala war qaadasho kadib waxaa warbaahinta lahadashay Guddoomiyaha gurmadka fatahaada wabiga Shabeelle ee Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Caasho Khaaliif.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya