KG oo ku dhawaaqdey Iskuulaad dhowaan la wareegtay iney ka bilaabatay waxbarasho lacag la’aan ah

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare ee Baydhabo waxaa uu kamid yahay Iskuulada sida lacag la’aanta wax looga barto ee Wasaaradda Waxbarashada KG gacanta ku hayso waxaa kormeer ku tagay maanta Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada KGS Mustaf Axmed Iidoow Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha  guud ee Wasaaradda iyo xubno kale.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya