Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha guud ee Barakacayaasha xaafada Farjano Ubax Xasan ayaa kawarbixisay meelihii ay ka soo barakaceen iyo caqabada haysta waxaa ayna sheegtay in caqabada ugu wayn ee haysata dadka barakacayaasha ah ay tahay Hooy la’aan.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya