Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sicir barar xoogan ayaa weli waxaa ka taagan Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool taasi oo keentay ganacsigeeda oo ku xiran diyaarad wax lagu geeyo iyo 7 sano la soo dhaafay oo Beerahooda abaarsadeen.
Qoysas badan oo ku soo barkacay Degmada Xudur ayaa waxaa qeyb ka yihiin sicir bararka xoogeystay ee ka jira Degmadaasi.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya