Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Heerka shaqo la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay ee ku sugan gudaha dalka ayaa sii kordhaysa, xilli tiro badan oo dhalliyaro ahna ay ka qalin-jabinayaan Jaamacadaha dalka, taasoo weliba ay sii dheer tahay kuwa wax soo bartay ee ka soo laabanaya dalka dibadiisa.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa