Munaasabad lagu caleemasaarayeyy gudoonka sare ee degmada Ballanle oo Lagu qabtay degmadasi.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmad balanbale ee gobolka galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu caleemasaarayey gudoomiyaha degmada Ballanle iyo kuxigeenkiisa Waxaana ka qeybgalay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Guddoomiyaha degmadda Dhuusamarreeb Geedaqarow odayaasha dhaqanka degmada iyo masuulin kale oo ka tirsan maamulka galmudug.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa