Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Siyaad Maxamed Maxamud oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala Isbitaalka guud ee Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay baahida dhiig yaraaned ee ka jirta Isbitaalka isagoo bulshada ugu baaqay in ay dhigooda bixiyaan si loogula tacaalo bukaanada u bahan.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya