Dadka geela ku dhaqda duleedka Kismaayo oo loogu baaqay inay geela ka fogeeyaan Magaalada.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo oo ku howlan sidii ay xal waara ugu heli lahaayeen xoolaha lagu soo daayay gudaha magaalada, ayaa digniin u diray dadka geela ku dhaqada duleedka magaalada gaar ahaan inta u dhaxaysa garoonka diyaaradaha Kismaayo iyo magaalada.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya