Waaladiinta Jowhar oo loogu baaqay in sare uqadaan waxbarashada Carruurtooda.

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo ay Jiraan Carruur badan oo soo koreysa oo ka liita dhanka Waxbarashada Haba u Badnaato Carruurta Ku nool tuuloyinka iyo Deeganada Hoos yimada Degmada Jowhar taasi oo Sababeysa Goobaha Waxbarasho oo an leheen Taasi oo Caqabad weyn Ku Noqon Karto Carruurta soo koreysa.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya