Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanadba sanadka ka dambeeya waxaa bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ku soo badanaya isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya oo saameyn ku yeelan kara nolosha qofka isticmaala iyo dadka ka agdhow.
Qaar kamid ah Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay halista caafimaad ee ka dhalan karto isticmaalka maandooriyaha iyagoona bulshada ugu baaqay in ay ka digtoonaadaan waxyaabaha maanka dooriya.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya