Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqayad lagu iibiyo Daawooyiinka Beeraha ee Magaalada Baladweyne ayaa laga dareemayaa hoos u dhac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo.
Daawooyiinka hoos u dhaca ku yimid ayaa waxaa kamid ah Cagaarisada , Cows dilaha, iyo kobcisada waxaa sababay iibsigoodii oo yaraaday maadaama Beeraleeyda iibsan jirtay ay dalagyadoodii ka qaadeen fatahaadaha Wabiga Shabeele.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa