Jubbaland oo hirgalineyso xarun lagu baran doono Farsamada gacanta.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland Axmed Faarax Cali Aweys ayaa kawarbixiyay waxa ay ka qabteen horumarinta farsamada gacanta ee Dowlada Goboleedka Jubbaland iyo qorshayaasha uga dajisan horumarinta Adeegyada farsamada gacanta.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa