Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo ka hadlay heerka caafimaadka Degaanada Galmudug.

0
12

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Dr. Cabdiwali Cabdullahi Jaamac oo ka hadlayey  Shirka Dib u-eegista iyo Qorshaynta Mashariicda Caafimadka Galmudug oo Dhuusamareeb ka furmay ayaa sheegay in Wasaaradu wado dadaalo lagu hormarinayo adeegyada caafimaadka sigaara degaanada miiga ah ee Dowlad goboleedka Galmudug.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa