Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo agab ku wareejisay xarunta xaananada Digaagga Kismaayo

0
18

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlad Goboledka Jubaland Mudane Maxamed Nuur Cali oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdullahi Cali Faarax iyo qaar kamida hawlwadeenada Wasaradda ayaa waxaa uu kormeer shaqo ku tagay xarunta lagu xanaaneeyo digaaga taasi oo ku taala gudaha Magaalada Kismaayo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa