Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo sheegtay inay wado kor u qaadista Waxbarashada Gabdhaha

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland ayaa xooga saartay sidii kor loogu qaadi lahaa waxbarashada deegaanada Jubbaland gaar ahaan Waxbarashada Gabdhaha.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha & Tacliinta Sare ee Jubbaland, Mudane Cabdinaasir Seeraar Maax oo ka qeyb galaayey xafladda Dugsiga Tababarka Farsamada Gacanta ee Jubaland oo ay ka qalin jabinayeen ardey baratay xirfadaha farsamada gacanta ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimada ay leedahay  Waxbarashada Gabdhaha isagoo sheegay iney muhiim tahay in kor loo qaado Waxbarashada Gabdhaha.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa