kulan looga hadlayay howlaha shaqo ee Waaxyaha dabagalka Wasaaradaha Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlada Jubbaland ayaa maanta daah-furtay kulan looga hadlayey shaqada Xafiisyada Waaxyada dabagalka ee Wasaaradaha Dowlada Jubbaland.

Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlada Jubbaland, Agasimaha Waaxda maamulka iyo maaliyadda, shaqaalaha Wasaaradda iyo Waaxyaha dabagalka ee Wasaaradaha Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya