Hay’adda Tayo dhowrka Jubbaland oo ka digtay isticmaalka badeecadaha dhacay.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Badeecadaha kala duwan ee ka soo dega dekadda Magaalada Kismaayo garoonka diyaarahaha iyo kuwa ka soo gala xuduudaha dadlalka aan dariska nahay sida Kenya iyo Ethiopia ayaa  inta aysan Magaalada soo galin waxaa tayadooda hubiya Hay’adda Taya-dhowrka Jubbaland  si wixii tayadoodu xuntahay loo qabto ayadoo laga duulayo ilaalinta bad qaabka bulshada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya