Germany Vs Spain & Kulamada Wareega 8 Dhamaadka ilaa Haatan La Ogaaday.

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la soo afjaray wareegii 16-ka ee tartanka Euro 2024 oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

Kulamo xasaasii ah ayaa ka soo baxay wareega 8 dhamaadka tartanka Iyada oo xulal waaweyn fooda is dareen.

Kulanka ugu xiisaha badan ee sida weyn loo wada sugayo ayaa ah kulanka dhexmari doona xulalka Spain Iyo Germany.

Sidoo kale xulalka Portugal Iyo France ayaa isaga hor iman doona wareega 8 dhamaadka tartanka Euro 2024.

Xulka England ayaa dhinacooda la ciyaari doona xulka mayalka adag ee Switzerland halka Netherlands la ciyaari doonaan mucjisada tartanka ee Turkey.

Halkan kaga bogo kulamada 8 dhamaadka euro 2024

Netherlands Vs Turkey

Spain Vs Germany

Portugal Vs France

Switzerland Vs England.