Dhaqaatiirta kismaayo oo ka hadlay daawaynta jir xanuunka.

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Physiotherapy ama dawaynta jir xanuunka ayaa muhiim u ah jirka taas oo ka wainaysa qofka inuu jirkiisu caafimaado xanuunkan ayaa ah md leh astaamo lagu garto waxana lo daweya siyaabo kala duwan

Dr Jaamac Aaden Canshuur oo ah dhaqtar ku taqasusay dawaynta jur xanuunka ayaa sharxaya waxa uu yahay jirxanuunka iyo  astaamaha lagu garto.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa