Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo bilaabaay ineey bartaan xirfadda cilad bixinta gaadiidka

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xuseen Badoow Guuleed oo kamid ah Milkiilayaasha geerishyada lagu cilad bixiyo gaadiidka ee ku yaalla Magaalada Baladweyne ayaa u istaagay sidii uu usoo saari lahaa dhallinyaro ku shaqeysta farsamada gacanta gaar ahaan cilad bixinta gaadiidka.

Dhallinyaradan ayuu baraa sida loo dayactiro Mootooyinka,Nooohooyinka iyo nuucyada kale ee gaadiidka si ay ugu shaqeystaan islamarkaana ay uga joogaan tahriibka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa