kulan looga hadlayay shaqada Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
12

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlad Goboleedka Jubbalaand Maxamed Nuur Cali oo u wehelinayay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa xarunta Wasaaradda ka daah furay kulan lagu dar dargalinayo Howlaha Shaqo ee Wasaaradda kaasi oo Bishii mar ay iskugu yimaadaan Shaqaalaha Wasaaradda iyo Masuuliyiintooda.

kulanka ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa Warbaahinta la hadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Jubbaland Cabdullaahi Faarax Cali isago fah-faahin ka bixiyay waxyaabihii looga hadlay Kulanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya