Kalluumeysatada Baladweyne oo codsaday in laga caawiyo qalabkii ay ku shaqeysan lahayeen .

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha kaluumeeystada Xaafadda Bundaweyne ee magaalada Baladweyne Xasan Shiikh Basiri oo u waramaya Radio Beerlula ayaa wasaaradda Kalluumeystada Hirshabeelle Ka codsaday in laga caawiyo kaluumeeystada magaalada qalabkii ay ku Jalaaba lahaayeen malaayga si ay uga faa-ideystaan kheyraadka dalka.

Dhallinyaro badan oo ku nool magaalada ayaa noloshooda ku tiirsan iibinta malaayga iyagoo uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya