Golaha Wakiilada Jubbaland Oo wax ka badalka ku sameeyay Dastuurka Jubbaland.

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo uu soo Idlaaday kulan gaar ah oo golaha Wakiilada Jubbaland ay maanta yeesheen islamarkaana ku saabsanaa wax ka badalka dastuurka oo ay siweyn ugu codeeyeen golaha wakiilada 6-da qodob ee maanta wax ka badalka lagu sameeyay ayaa shaqada maanta ay qabteen waxaa kawarbixiyayqaar kamid ah xildhibaanada Jubbaland.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya