France Vs Portugal & Kulamada Wareega 8 Dhamaadka ilaa Haatan La Ogaaday.

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la marayaa gaba-gabada wareega 16-ka euro 2024 iyada oo tartanku meel xiiso leh marayo.

Waxa jira xulal iska xaadiriyay wareega 8 dhamaadka tartanka Euro 2024 ilaa haatan.

Wareega 8 dhamaadka ayay ilaa haatan ka soo bexeen kulamo xiiso leh iyada oo xulal badan oo waaweyn fooda isla gali doonaan.

Xulka marti galinaya tartanka ee Germany ayaa la ciyaari doona xulka ugu fiican tartanka ilaa haatan ee Spain.

Dhinaca kale xulka Portugal oo rikoodhayaal kaga badiyay xulka Slovenia ayaa la ciyaari doona xulka France.

Halkan Kaga Bogo kulamada wareega 8 dhamaadka euro 2024.

Spain Vs Germany

Portugal Vs France

Switzerland Vs England.