DEG-DEG: Arsenal Oo Dhamaysirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Xagaaga

0
12

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa u dhaqaaqday inay iibiso goolhaye David Raya oo ka yimid Brentford, sida uu qabo khabiirka caanka ah ee Fabrizio Romano.

Heshiiska, oo ku kacaya 27 milyan oo euro ayaa la macno ah in uu Raya Joogto ugu biiray Gunners.

Raya ayaa Goolhayayaasha Petr Cech iyo Wojciech Szczesny kula biiray Ku guulaysiga Abaalmarinta Golden Glove.

Wuxuu sidoo kale hadda yahay dooqa koowaad ee Mikel Arteta ee Emirates, isagoo ka horeeya Aaron Ramsdale.

Gunners ayaa la filayaa inay xaqiijiso saxiixa Raya Maalamaha Soo socda.