Carruurta ku Shaqeysata Baalashka Jowhar oo Codsaday in Laga Tageero Waxbarashada.

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Caruurta ka shaqeeya balashka kabaha ee gudaha Magalaada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka HIrshabeelle ayaa sheegay in daruufo kala duwan ay ku kaliftay shaqada baalashka islamarkana codsaday in laga taageero dhanka waxbarashada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa