kulan looga hadlayay ahmiyadda dhaqaalaha uu u leeyahay hormarka bulshada oo lagu qabtay Godeey.

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Godeey ee Dowladda Deegaanka Soomalida  ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Ahmiyada dakhliga uu leeyahay Hormarinta Bulshada iyo kabayaasha dhaqalle.

Daah-furka kulankan ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan xafiiska dakhliga dowladda Deegaanka,maamulka Gobalka Shabeelle iyo Ganacsatada magaalada Godeey.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya