Kulan bulshadu kula xisaabtamayeen Madaxda Afmadow oo lagu qabtay Degmadaasi

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa maanta Degmada Afmadow ka furmay madasha dadwaynaha iyo maamulka Dowladda hoose, kaas oo ah isla xisaabtan dhab ah, isla markaasina ah dood is-waydaarsi fool ka fool ah.

Kulanka ayaa waxa ka soo qayb galay madaxda dowladda hoose, masuuliyiin ka socotay hay’adaha maxalliga ee ka hawl gala Degmada, ururda bulshada qaybaheeda kala duwan iyo Marti sharaf kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa