Doon iyo qalab kale oo lagu wareejiyay kallumeysatada Berbera

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaliland ayaa doon kaluumaysi iyo qalabkeedii ku wareejiyey kaluumaystada Berbera.

Munaasabada wareejinta doontan iyo agabka kale ayaa waxaa goob joog ahaa maamulka gobolka Saaxil ka Degmada iyo kaluumeysatada gobolka Saaxil.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa