Degmada Luuq ee Gobolka Gado oo lagu qabtay munaasabada xuska 1-da Luulyo.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Luuq ee Gobolka Gado ayaa lagu qabtay munaasabada xuska 1-da Luulyo ee xornimada gobolada koonfuur iyo midowgii gobolada waqooyi iyo Koonfur oo laga joogo 64 Sano.

waxaana Munaasabada xuska ka soo qeyb galay Qeybaha kala duwan ee Bulshada, Maamulka Gobalka Gedo, Maamulka Degmada Luuq iyo sido kale Wasiiro ka socday Jubbaland.

Munaasabada ayaa intii ay socotay waxaa lagu soo bandhigay Ciyaar Dhaqameedyo ka turjumayay Gubonimada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya